maqaal: Contact Us Axkaamta Zakada Fidriga ================================================================================ maqaal on 08 September, 2010 02:26:00 Zakada Fidriga: waa waajib in la bixiyo sida uu cadeeyay Nabiga suuban (nabad galyo iyo naxariis korkiisa allaha yeelee),waxeyna ku waajibtaa qofkii heli kara xeliga Canada Prime Minister Stephen Harper condemns Qur'an burning plan ================================================================================ maqaal on 08 September, 2010 01:57:00 Prime Minister Stephen Harper added his voice to the global outcry against a U.S. church's plan to burn 200 copies of the Qur'an on Saturday Xulka Qaranka Soomaaliya oo kala dhuuntay ================================================================================ maqaal on 08 September, 2010 01:51:00 Wararka ka imaanaya dalka Masar ayaa sheegaya in la weysan yahay qaar ka mid ah cayaartooyda Soomaaliya ee da'doodu tahay 17-sano jirka ee ka qeyb Shir looga hadlayay arrimaha Amaanka Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. ================================================================================ maqaal on 08 September, 2010 01:22:00 Maalintii shalay ahayd gelinkii danbe ayaa waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhacay Shir ay albaabadu u xirnaayeen ku wadayeesheen Ra’iisul-wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Xarakada Al-Shabaab oo u duceysay Afewerki Madaxweynaha Eriteriya, kadib markii uu Hub iyo Daawo u soo diray. ================================================================================ maqaal on 06 September, 2010 09:04:00 Diyarad nooceedu ahaa Antanov qaybta xamuulka qaada ee dhexe, isla markaana ay leeyihiin ciidamada Cirka ee dalka Eritrea ayaa Miinooyin iyo rasaas noocyada kala duwan 7 Somalis Sentenced to Five-year in Jail on Piracy Charges ================================================================================ maqaal on 06 September, 2010 08:55:00 Seven men of Somali origin who were facing piracy charges were sentenced on Monday to five years in jail by a Mombasa court. The suspects Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya oo sheegay in uu sharci daro yahay Dastuurka ay dowladda soo diyaarisay. ================================================================================ maqaal on 05 September, 2010 02:18:00 Waxaa si is daba joog ah u soo baxaya diidmada Habka loo soo qoray Dastuurka loo samaynaya in looga dhaqmo dalka Soomaaliya, hase yeeshee diidmadii UN official urges Somalia leader to reach out to dissident groups ================================================================================ maqaal on 05 September, 2010 02:15:00 Nairobi, Sunday 5 September 2010 - A senior UN official has called on the transitional government of Somalia to reach out to other dissidents in Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo cadeeyay in uu jiro khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Sheikh Shariif (Waraysigiisa dhagayso). ================================================================================ maqaal on 04 September, 2010 08:57:00 Halkaan ka dhegayso Waraysiga Sharmarke oo Qiraya khilaafka soo cusboonaaday iyo waxa uu salka ku hayo.Waxaa soo ifbaxaya warar sheegaya in Khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha Xarakada Al-Shabaab oo Arday ku guuleysatay tartanka quraan akhriska gudoonsiisay abaal marino iyo Shahaadooyin. ================================================================================ maqaal on 04 September, 2010 08:55:00 War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xarakada Al-Shabaab ay markii u horeysay abaal marino lacageed iyo shahaadooyin gudoonsiiyay Arday ka kala socotay