Home | News | Amiir Mohamud Yusuf Ciise oo Booqasho ku yimid magalada Toronto ee dalka canada,xafladna loogu sameyey <Dawo sawirada>

Amiir Mohamud Yusuf Ciise oo Booqasho ku yimid magalada Toronto ee dalka canada,xafladna loogu sameyey <Dawo sawirada>

Font size: Decrease font Enlarge font
image maqaal.com

Waxaa  ka dhacay magaalada Toronto ee dalka canada soo dhaweyn heer  sare ah oo loo sameeyay Amiir Mohamud Yusuf Ciise iyo wafdi uu hagaaminayo oo soo gaaray magaladan Toronto,xafladdan oo qayb ka ah socdaal uu amiirku ku kalabixinayo wadankan Canada iyo wadamo ka mid ah europe ayaa waxaa xafladdi ka dhacday magaalada Toronto kasoo qayb galay dadweyne aad u fara badan oo noocwalba isugu jira waxaana ay u ahayd reer Toronto habeen farxadeed.

(Halkan ka daawo sawirada)

Comments (0 posted):

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Powered by Vivvo CMS v4.0