Home | Sports | KOOXDA BANADIR OO 4-2 UGU AWOOD SHEEGATAY SOMALI STARS‏

KOOXDA BANADIR OO 4-2 UGU AWOOD SHEEGATAY SOMALI STARS‏

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Kooxaha Banadir iyo Somali Stars ayaa ciyaar ka trisan Somali Week 2008 isaga hor yimid garoonka weyn ee Esther Shinner. Ciyaartana oo aad u xiiso badnayd ayaa 2 gool oo si fudud ugu homaray kooxda Banadir. Somali Stars oo aan niyad jabin ayaa muddo 10 daqiiqo gudaheeda isaga soo guday labadaasi gool. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-2. Qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa tababare Faris uu wax ka beddalay qaab ciyareedka kooxdiisa Banadir taasi oo keentay iney laba gool oo kale halkaasi ka dhaliyaan sidaana ay ciyaarta ku soo gabababoweday Banadir 4-2 Somali Stars.


Somali Starsnstar_608287795.jpg

NORTHEN STARS 1-1 MINNESOTA

Ciyaartii labaad ayaa waxaa wada ciyaaray kooxda Northern Stars iyo Minnesota. Labadan kooxood oo u muuqday iney isku itaal yihiin ayaa bilowgii ciyaartaba weerar isku qaaday. Wixii weerar iyo weerarcelin leesku haayaba waxaa goolka ku hormartay kooxda Minnesota. In yar kadib ayaa haddan kooxda Northern Stars ay iska soo gudeen gookaasi sidaana lagu kala dareeray 1-1.


Minnesota

 taageereoda_274884614.jpgqolfomusse_544360264.jpgbanadir08_735127243.jpgfan108_441803551.jpg

Comments (0 posted):

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Powered by Vivvo CMS v4.0