Home | Sports | wareega kowad ee cayaaraha toronto oo lasoo gabagabeeyey shalayto

wareega kowad ee cayaaraha toronto oo lasoo gabagabeeyey shalayto

Font size: Decrease font Enlarge font
image

 

 


 shalayto oo bishu ahayd july 8 ayaa waxaa wada cayaaray kooxda edmonton iyo kooxda northern star,waxayna cayaarta ku dhamatay 2-0 waxa halka awood sheegtay kooxda edmonton oo ay guusha halka ka racday,cayaarta labaad waxaa cayaaray kooxda banadir iyo kooxda washington oo u dagalamayey cidii kalinta kowaad ku soo bixi laheed,waxayna halkaa ka mujiyeen cayaar aad u wanagsan,labada kooxba weerar aad u badan ayey isku qadeen qaybta kowaad,waxayna ku kala baxeen 0-0  markii lagu soo labtay qaybta labaad ayaa kooxda banadir weerarka halkeedi ka sii waday waxaana u suurta gashay in ay halgool dhaliso kooxda banadir oo uu dhaliyey cayaartoyga magaciisa la yiraahdo cali bashi oo ah cayaartoyga xulka qaranka,waxaana halka ay guusha ku raacday kooxda banadir oo ku adkatay 1-0,labada kooxoodba cayaar aad u wanaagsan ayey soo bandhigeen,kooxda banadir aya sida ku soo baxday kalinta kowad meesha washinton ay ku soo baxday kalinta labaad group b.halka group d ay kalinta kowaad ku soo baxday edmoton kalinta labadna ay ku soo baxday northern star, group a waxaa kalinta kowaad ku soo baxay somali united kalinta labaadna iftin uk,group c waxaa kalinta kowaad ku soo baxay london stars halka kalinta labad ay ku soo baxday iftin toronto

 

July 9,2008 Somali United V Washington DC 7:00 pm

July 9,2008 Banadri V Iftin UK 9:00 pm

July 10,2008 London Stars V Northern Stars 7:00 pm

July 10,2008 Edmonton V Iftin Toronto 9:00 pm

 

 

 

 

 

Comments (0 posted):

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Powered by Vivvo CMS v4.0