Home | Sports | Sosca oo soo gabagabeeysay cayaarihii kubada cagta 2008 iyo Cantanial Park toronto Canada, (Daawo Sawirada)

Sosca oo soo gabagabeeysay cayaarihii kubada cagta 2008 iyo Cantanial Park toronto Canada, (Daawo Sawirada)

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Sosca oo soo gaba gabeeysay Tartankii ciyaaraha kubada cagta ee soomaliyeed oo lagu qabtay dalka Canada, Toronto 2008
kadib markii aay isugu soo baxeen 4 koox oo kala ah  Atlanta, Wemplay uk, Cardif iyo Zimba. kadib markii aay
isugu dhaceen sitan Atlanta Vs Wemplay  1-4. Cardif Vs Zimba 2-0. waxaa final isugu soo baxay labada koox ee
lagu magacaabo Cardif iyo Wemplay oo shalay cayaar aad iyo aad u wanaagsan ku soo bandhigay fagaaraha garoonka
weeyn ee lagu magacaabo Centanial Park Toronto canada ayaa cayartii qaybteeda hore ku bdhamaatay eber iyo eber
kadib markii laysagu soo laabtay qeeybtii labaat ayaa cayaartooyga kooxda Cardif ku hubsaday labo gool shabaqa
kooxda wemplay..   waxaa aay cayaartii ku dhamaatay 2 iyo 0 oo halkaasi guusha ku raacday kooxda Cardif.

ka Daawo Sawirada Halkaan

Waxaa xusid mudan dhamaan shacabkii ka soo qeeyb galay cayaartaasi iyo waliba Cayaartooydii hore ee somalia
Qaas ahaan  Oday Tuke, Buruno,Bashiir A. Daahir, Macalin Qaliifa iyo qaarkaloo  badan... waxaa kaloo xusid mudan dhamaan
Qaran express, Avis Rent car, oo ayagana kaalin weeyn halkaasi ka qaatay. Wad mahadsan tihiin waxaa sidoo kale xusid mudan
dhamaan miidiyaha halkaasi kasoo qaaybgalay qaas ahaan Ahmadeey oo ah maamulaha Hiiraan.com, Aden maamulha Qaranimo.com
Anwar Taabit Maamulaha Boondheere.com iyo waliba Jibril moalim maamulaha maqaal.com waad mahadsan  tihiin.....

Comments (1 posted):

ali ronaldo on 14 July, 2008 10:17:26
avatar
manshalah aad iyo aad ayan ugu farax sanahay in ay ciyaro somaliyeed dhaceen oo wali waa wayn. inshalah ilahay waxa ka rajeenaya in ay sida ku wadan oo ay adoonka ka qayb galaan.

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Powered by Vivvo CMS v4.0