Home | Sports | Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Tacsi tiiraanyo leh

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Tacsi tiiraanyo leh

Font size: Decrease font Enlarge font
image maqaal.com

Maamulka ururka Banadir Club oo ay ku bahoobeen bahwaynta kubadda cagta iyo sportga qaarkood ee ku dhaqan magaaladan Toronto ayagoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid aabe Cali Diiriye waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan reer Cali Diiriye gaar ahaan saaxiibkood C/Rixiin Cali diiriye,Jammal,Cabaas,iyo reer mumin oo kala ah Sadaq,Cabdisalaan, Ali Bashi


Aabe Cali diiriye ayaa habeenimadii xalay ahayd ku geeriyooday magaaladan London oo uu muddo gaaban xanuun ku hayey waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo dhamaan qoyska iyo eheladii uu ka tagayna uu samir iyo iimaan ka siiyo waxaana geeridiisa la ogaysiinayaa dhamaan ehelka, asxaabta iyo dadkii aqoonta u lahaaba.

Tacsidan ayaa waxaan diraya asxaabtan hoos ku xusan:Dr.Yusuf Mahamud Mahamed (Shaqaq), Dr.Cumar Dhiblawe (Ganjab),Ahmed Cabdikarin Walayo (CantarJeenyo),Cabdulahi Yusuf,Cabdinasir Xuseen (Bashi Ali Bashi),Mohamed Ahmed Ali (Turumbo),Cabdulqadir Muse Xuseen (Nuuraye), Cabdirahman Cali (Cabdirahmaan tacbaan),Dahir xasan Xuseen (Marshale),Yusuf Ali,(Yusuf Dheere).Abukar Mohamed (Abukar garabey),Sadaq Ducaale,Ahmed Kulmiye (Ximbil),Cabdirabi Salah,Xuseen Haji,Muse dhiblabe (Muse Abtiga), Ahmed Abukar (Ahmedey Be),Muqtar Mohamed Ahmed (Muqtar cuti),Daud Ahmed (DaudDheere),Abdishakur Ahmed Farah (Cadeey),Dahir Mohamed Rage (Dahir Bodaye),Jibril Moalim (Asad),Ismaciil Cabdi Xuseen (Qasaaye),Mohamed Cabdulahi(Fanax),Yusuf Alkoneen( Uk), Yasiin Hasan Mahdi (yasinBidaar), Anwar Ali Tabid,Cabdala Salah (Faris),Mowlid Kulmiye,Muxudiin Nuur (Dinaay) Iyo Dhamaan Bahweynta Sportiga ee ku dhaqan Magalada Toronto ee Dalka Canada 

Fadlan tacsidaada ku dir halkaan

Comments (5 posted):

Johnny on 27 April, 2010 05:54:11
avatar
Good site.
Santhi on 27 April, 2010 05:55:12
avatar
Keep it up;
Sravanthi on 27 April, 2010 05:56:56
avatar
Best article..
Naga on 27 April, 2010 06:16:34
avatar
Good and Nice..
Manavi on 27 April, 2010 06:17:52
avatar
Keep for you

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Powered by Vivvo CMS v4.0