Home | Sports | Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileeyhe Raajucuun_

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileeyhe Raajucuun_

Font size: Decrease font Enlarge font
image maqaal.com

Anagoo ku hadleeyna dhamaan gudiga cayaaraha, ciyaartooyda iyo kuwa xiiseeya ee Toronto, waxaa haklaan tacsi ugu direeynaa Boos Caato iyo dhamaan reer Deeqow. Tacsidii naxdinta laheeyd ee ku timid hooyo Xaajiyo Xaliimo Cadulle Seedoow, iyada oo ku geeriyootay Axadii Mar 07, 2010 Magaalada Baladweeyne, ee gobolka Hiiraan.

Waxaa leenahay samir iyo iimaan eheladii ay hooyo Xaliimo ka geeriyootay, ayada janadii Eebe ha ka waraabiyo.

Amiin                             Amiin                             Amiin                   Amiin

Tacsidan ayaa waxaan diraya asxaabtan hoos ku xusan:

Dr.Yusuf Mahamud Mahamed (Shaqaq),

 Dr.Cumar Dhiblawe (Ganjab),

Ahmed Cabdikarin Walayo (CantarJeenyo),

Cabdulahi Yusuf,

Cabdinasir Xuseen (Bashi Ali Bashi),

Mohamed Ahmed Ali (Turumbo),

Cabdulqadir Muse Xuseen (Nuuraye),

Cabdirahman Cali (Cabdirahmaan tacbaan),

Dahir xasan Xuseen (Marshale),

Yusuf Ali,(Yusuf Dheere);

Abukar Mohamed (Abukar garabey),

Sadaq Ducaale,

Ahmed Kulmiye (Ximbil),

Cabdirabi Salah,

Xuseen Haji,

Muse dhiblabe (Muse Abtiga),

 Ahmed Abukar (Ahmedey Be),

Muqtar Mohamed Ahmed (Muqtar cuti),

Daud Ahmed (DaudDheere),

Abdishakur Ahmed Farah (Cadeey),

Dahir Mohamed Rage (Dahir Bodaye),

Jibril Moalim (Asad),

Ismaciil Cabdi Xuseen (Qasaaye),

Mohamed Cabdulahi(Fanax),

Yusuf Alkoneen( Uk),

Yasiin Hasan Mahdi (yasinBidaar),

 Anwar Ali Tabid,

Cabdala Salah (Faris),

Mowlid Kulmiye,

Muxudiin Nuur (Dinaay)

 Iyo Dhamaan Bahweynta Sportiga ee ku dhaqan Magalada Toronto ee Dalka Canada 

Fadlan tacsidaada ku dir halkaan

Comments (5 posted):

Nandu on 27 April, 2010 05:46:26
avatar
Good site..
Bauya on 27 April, 2010 05:48:08
avatar
Keep it up;;
Asha on 27 April, 2010 05:49:51
avatar
Best article..
Kumari on 27 April, 2010 05:50:55
avatar
Keep for you
Hoopless on 27 April, 2010 05:53:08
avatar
Good and Nice...

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Powered by Vivvo CMS v4.0