TAARIIKHDII MACALIN CHARLES KUMI GYAMFI
waxaan idin soo gudbinay taariikhdii macalinka kooxda muqdisho oo af english ahaa,hadaba waxaan idin soo gudbineynaa isagoo af soomali ah,waxaan rabnaa in aan maqaal kaan ku soo gudbino taariikhdiisa oo kooban
macalinkii kooxda kubada cagta ee muqdisho CHARLE KUMI GYAMFI wuxuu
dalka soomaliya yimid sanadka markuu ahaa 1983 markii uu dalka soo galay waxuu isla waqtigaas qabtay xulka gobolka banaadir oo uu haayey mudo yar ka dib markii uu dhamaaday tartankii gobolada dalka ayuu wuxuu si toos ah ula wareegay kooxdii muqdisho oo ay markaas joogeen xidigihii waa weynaa ee soo maray kooxda muqdisho ee kala ahaa
BINSHAAKIR..
SHIIQAALOW.
X.GABILEY (AUN).
KULUU
GEELA
CAWIL
C.RAJEESH
XAAJI
DAAHIR GACMEEY
CUMAR.ASBARO (AUN)
AXMADEY QIYAARKEY
BILKHEYR
MADEEY
ISMAACIIL SHOONGOW
waxay kooxda laheyd juunyar oo uu macalin u ahaa macalinka weyn ee soomaliyeed macalin MAXAMED GIFTIN ka dib waxaa leysku daray labadii koox ee waaweynka iyo yar yarka
ahaa waxaa laga dhigay hal koox,hal sano ayeey isla ciyaareen cayaartooydii yareed iyo kuwii waaweynaa sanadkii xigay waxaa cayaaraha ka fariistay cayaar yahano badan oo heer fiican ka soo gaaray kubada cagta soomaliya kana mid ahaa qaranka soomaliya,waxaa runtii inta soo hartay macalinka u
reebtay in ay siiyaan waaya aragnimo kuwa yaryarka ahaa tiina runtii wey u hir gashay kooxda,wuxuu cyamfi dalka ku soo kordhiyay cayaar aan weligeed dalka laga ciyaarin oo aheyd mid heer caalami xaqiiqda uu ahaa mid ala u soo diray dalka soomaaliya cayaarta kubada cagta wuxuu kooxda
muqdisho u qaaday horyaal iyo janaraal daa,uud,wuxuu kooxda muqdisho
soo saaray cayaartooy badan oo kor u dhafay 100 ciyaartooy,kooxda waxay laheyd ama macalinka ka dhigay sadax qeyb ee koox yeelato.A.B.C oo runtii ay isku badaleen sanadahii ugu danbeeyay,cayaartooydii xiligii danbe u safatay kooxda muqdisho waxay kala hayeen
ISAAQ (AUN)
M.C. DUQOOW
C/RASHIID JALAATO
C/NUUR
C/CASIIS QAFAAL
M.AJEELOW
C/SAMED USTAAD
CALI SALAAD ( AUN )
AXMED QALDAAN
YAXYE AYOOW
C/RISAAQ JAAMAC
C/CASIIS.A.MAHDI
NUUROOW
CABDI MAXAMUD
KAMAAL.BALAQOOW
XASAN XUSEEN
AXMED CABAAS
C/QAADIR LEYLI ( AUN )
SAKARIYE BALILE
CUMAR CALASOW (CAPTAN )
MAXAMED CABDULLE FARAYARE
MAXAMED.C.MATAAN LOOLOW
C/RAXMAAN TABCAAN
CUSMAAN SACIID (BAALDI )
MAXAMED.C.M. ( CABDI BOY)
CUMAR MUUSE
C/RASHIID UMBOOWE
CALI DHUUX
waxaa kale oo jiraan ciyaartooyda heer ka labaad iyo sadaxaad oo markii danbe noqdeen heer koowaad ayagana aan idin soo gudbin doono magacyadooda hadii ala yiraahdo
wuxuu macalin u noqday xulka juunyarka ee da'dooda ka hooseyso 21 wuxuuna gaarsiiyay cayaar kana danbeyn ah oo looga badiyay 0-1 haddii ay badin la haayeen ay aadi lahaayeen tartanka cayaaraha 21 jirada ee lagu qabanayeey dalka chile,ayadoo hal hees looga dhigay murti oraneysay ( MAANTA BADI BERI CHILE ) taas uu ku xusay macalinka wareesigii englishka ahaa waana kan wareesigii
C K sojourned to Somalia to take up appointment with the Municipal Club and guided them to their first league title in 1983 and repeated the dose the following year. Impressed by his performance, the Somali Federation put him in charge of their Youth Team for the African Under 21 competition. Though the team lost narrowly, 0-1 to Nigeria in Lagos,cayaartooydii mataleysay
waxaan idin soo gudbin doonaa wareesiyo aan ka qaadno cayaartooydii iyo intii aqoon u laheyd macalin gyamfi hadii ala yiraahdo,qoraal laguma soo koobi karo waxyaabihii uu qabtay c.k.gyamfi.
sawirka hoose waa cayaartooydii aaday nigeria,lagos,magacyadooda waxay kala yihiin ka bilaw bidx istaaga,xasan yare,beynax,sakariye balile,shabeel,leyli (aun) isaaq (aun) kamaal balaqoow,amaan,cumar calasow.kuwa fadhiyo bidix c/casiis qafaal,hilowle gaab,muriidi abanuur,ajeelow,axmed cabaas,loolow,iyo cabdi boy.
la soco qeybta labaad
ILAMOS.COM



del.icio.us
Digg
Comments (0 posted):
Post your comment